Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo si toos ah u howl galay

Shir ay isugu yimaadeen Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Ganacsiga Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in guddiga si deg deg ah u howl bilaabaan. Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga shir ay yeesheen ayey uga wada hadleen sidii loo dar dar galin lahaa howlaha shaqo iyo waajibaadka horyaala, waxa … Continue reading Guddiga KMG ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo si toos ah u howl galay